Manchester United oo 2-1 uga Badisay Kooxda West Ham United, De Gea oo Hormuud u ahaa Guusha

Kooxda Manchester United oo Booqasho ku tagtay Garoonka London Stadium ayaa Halkaas ugu soo badisay Kooxda West Ham United, guul uu sabab u ahaa De Gea. West Ham ayaa hogaanka la hormartay qeybtii hore ee ciyaarta ka hor inta uusan Ronaldo barbareynin isagoo dhaliyay goolkiisii afaraad ee seddex kulan uu u ciyaaray United, laakiin Jesse […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII