Manchester United oo diiday inay Amaah ku bixiso Xidiga Jesse Lingard lakin Qaab kale ayay Doonayaan

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay kaliya u ogolaan doonto Jesse Lingard inuu si joogto ah uga tago xagaagan, iyadoo West Ham United ay miisaameyso u dhaqaaqista xiddiga reer England. 28 jirkaan ayaa amaah ku qaatay Hammers qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii 2020-21, isagoo dhaliyay sagaal gool isla markaana diiwaangeliyay shan caawin 16 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII