Manchester United oo guul 0-1 ka gaartay kooxda Wolverhampton, Red Devils oo dirqi ku badisay.

kooxda Manchester United oo booqasho ugu tagtay kooxda Wolverhampton ayaa ka gaartay guul 0-1 kulan ka tirsan Horyaalka Premier League, Reds ayaana heshay guulka guusha dhamaadka ciyaarta. Sharaxaada ciyaarta Labada Kooxood ayaa qeybta hore ee ciyaarta ku kala baxay bar-baro iyadoo Manchester United mararka qaar kubada lala qeybsanayay. Qeybta danbe ee Ciyaarta Manchester United ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII