Manchester United oo guul-daro 2-1 kala kulantay kooxda Young Boys Champions league-ga

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul-darro xanuun badan ku bilaabatay tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana 2-1 kusoo garaacday Young Boys oo ka daba timid, isla markaana dhamaadkii goolka guusha uu hadiyad u siiyey Jesse Lingard. Manchester United ayaa gool degdeg ahaa la hormartay daqiiqaddii 13aad ee bilowga qaybta hore, waxayse awooddeedu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII