Manchester United oo guul ka gaartay Leeds United, Bruno Fernandes oo Saddexley Dhaliyay.

Kooxda Manchester United ayaa Kulankeeda ugu horeeyay ee Horyaalka Premier League ku daah furatay Gool ay ka gaartay Kooxda Leeds United iyadoo Xidiga Bruno Fernandes uu dhaliyay 3 Gool. Sharaxaada Ciyaarta Manchester United oo Kulankan soo bandhigtay Daafaceeda Cusub ee Varane ayaa heshay Goolka hore Daqiiqadii 30aad waxana u dhaliyay Bruno Fernandes kaasi oo Caawin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII