Manchester United oo iska diiday Heshiiska isdhaafsi Nemanja Matic iyo Aaron Ramsey

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay iska diiday fursad ay kula soo saxiixan lahayd Aaron Ramsey horaantii xagaagan heshiiskaasoo Nemanja Matic u jihaysan lahaa dhanka Juventus . Mustaqbalka Ramsey ee Turin ayaa wali shaki la gelinayaa, iyadoo xiddiga reer Wales loo maleynayo inuu diyaar u noqon karo suuqa kala iibsiga. Dhanka kale, Matic, waxaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII