Manchester United oo ku dhawaaqay Liiska Xidigaha ka hortagaya Newcastale United, Ronaldo oo ku jira

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa shax adag kala hortegay Newcastle isagoo aan liiska kusoo darin weeraryahankii lambarka looga saaray Ronaldo ee Edinson Cavani oo aan beddelka iyo kuwa kusoo bilowday midna ku jirin. Waxa kale oo maqan laacibiin ay ka mid yihiin Marcus Rashford, Dean Henderson iyo Alex Telles oo dhaawacyo qaba. Xiddiga reer Portugal […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII