Manchester United oo magacowday 25 ciyaartoy ee u matali doona heerka group-yada Champions League, Cristiano Ronaldo oo ku jira

Getty Images Kooxda Man United ayaa magacowday 25-ka xiddig ee u matali doona wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedkan. United ayaa lagu soo daray Group F iyadoo kooxda heysata Europa League Villarreal, kooxda Serie A ka dhisan ee Atalanta iyo kooxda reer Switzerland ee Young Boys tartanka xilli ciyaareedkaan. tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa hadda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII