Manchester United oo miisaameysa inay u dhaqaaqdo xidiga Luka Jovic

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay fiirineyso inay u dhaqaaqdo Real Madrid weeraryahankeeda Luka Jovic . 23 jirkaan ayaa dhaliyay 36 gool 75 kulan oo uu u saftay Eintracht Frankfurt ka hor inta uusan u dhaqaaqin Real Madrid, laakiin waxaa ku adkaatay inuu ka soo muuqdo Bernabeu. Jovic ayaa dhaliyay kaliya labo gool 32 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII