Manchester United oo soo bandhigtay qiimaha Saxda ay ku dooneyso Xidiga Anthony Martial

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay filan doonto inay hesho 50 milyan ginni haddii ay ogolaadaan inay diraan Anthony Martial xagaagan. Martial ayaa dhaliyay kaliya 7 gool tartammada oo dhan xilli ciyaareedkii hore, Martial wuxuu isku arkay hoos u dhac ku yimid qiimihiisa Old Trafford sababtuna tahay imaanshaha Jadon Sancho. Kooxaha Tottenham Hotspur iyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII