Manchester United oo soo bandhigtay rajo ah inay la soo saxiixato Eduardo Camavinga

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo gacan galiyay dadaalka ay ugu jirto saxiixa qadka dhexe ee kooxda Rennes Eduardo Camavinga . Inkastoo kooxda Premier League ay durba keensadeen Raphael Varane iyo Jadon Sancho , haddana tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya inuu kooxdiisa ku xoojiyo xiddig kale oo qadka dhexe ah. Camavinga ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII