Manchester United oo soo bandhigtay Shaxda Rasmiga ay kaga Hortageyso West Ham United

Manchester United ayaa indhaha ku heysa inay dib u la wareegto kaalinta koowaad ee horyaalka Premier League iyagoo galabta marti u ah kooxda West Ham United. Red Devils ayaa badisay seddex kulan islamarkaana barbaro gashay hal kulan kale kulamadii ay ciyaareen horyaalka, waxayna noqdeen koox laga baqo ka dib markii uu Cristiano Ronaldo ku soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII