Manchester United oo u aragta Hannibal badelka Khadka Dhexe ee Pogba

Maamulka Manchester United ayaa wada qorshe fog oo ay ku doonayaan inay ku bedelaan Paul Pogba . Iyadoo qandaraaskiisu uu dhacayo xilli ciyaareedkan, mustaqbalka Pogba ayaa weli ah mawduuca ugu weyn ee la isla dhexmarayo. United ayaa weli ku rajo weyn inay heshiis cusub ka saxiixato Pogba, inkastoo ay jirto qorshe ay ku dooneyso inay ku beddesho xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII