Manchester United oo weli xiiseyneysa Xidiga Kieran Trippier

Atletico Madrid daafaceeda Kieran Trippier ayaa lagu soo waramayaa weli inuu diirada u saaran yahay Manchester United . 30 jirkaan ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Old Trafford inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, iyadoo Red Devils loo maleynayo inay dooneyso inay lasoo saxiixato daafac kale oo ka ciyaara ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII