Manchester United oo Xaqiijisay Labo Kamid Ah Xidigaha Kooxda oo Dhaawac kasoo laabtay

Iyadoo Premier League uu hakad ugu jiro isreeb -reebka Koobka Adduunka, Cristiano Ronaldo ayaa rumeeyay riyooyinka taageerayaasha United markii uu xaqiijiyay maalintii ugu dambeysay inuu ku laabto Old Trafford. ESPN ayaa tan iyo markaas xaqiijisay in Ronaldo uu tababarka la bilaabi doono United Arbacada, ka dib markii uu qaatay karantiil shan maalmood ah. Taageerayaasha United ayaa tirinaya maalmaha ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII