Manchester United oo xiriir la Sameesay wakiilada Ousmane Dembele

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir la sameysay wakiilada Ousmane Dembele si ay ugala hadlaan mustaqbalka weeraryahanka Barcelona . 24 jirkaan ayaan weli u ciyaarin kooxda reer Catalan xilli ciyaareedkan dhaawac, waxaana weli jira warar ku xeeran xiddiga reer France, iyadoo qandaraaskiisa haatan uu dhacayo bisha soo socota ee June. Barcelona ayaa la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII