Marcus Rashford oo hadal layaab ah ka sheegay Cristiano Ronaldo iyo goolashiisa Man United

Ronaldo ayaa ku biiray Man United taasi oo xiiso gooni ah laheyn marka la eego kulankiisa ugu horeeyay oo labo mar shabaqa uu soo taabtay taasi oo aheyd hadal heynta warbaahinta ingariiska. Xidigaha kooxda ayaa badankooda ka hadlay lakin xidiga Marcus Rashford ayaa fariin soo dhigay bartiisa Twitterka isagoo kaga hadlay mucjisada kubada ee CR7 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII