Marcus Rashford Oo Shaki Galiyay Mustaqbalkiisa Fariina U Diray Real & Barca

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Marcus Rashford ayaa ka dhawaajiyay inuu xiiseynayo u dhaqaaqista horyaalka LaLiga xilli ka mid ah waayihiisa ciyaareed. 23-sano jirkaan ayaa xirfadiisa oo dhan ku qaatay Manchester United ilaa iyo haatan isaga oo ka soo baxay Akademiyada kooxda sanadkii 2016. “Marnaba ma dhihi doono maya,” ayuu yiri markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII