Mark Lawrenson oo Saadaal ka bixiyay kulamada Todobaadkan ee Premier League, iyo Kooxaha Badinaya

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa gelaya toddobaadkii shanaad ee xilli ciyaareedkan cusub ee 2021-22, waxaana uu kusoo beegmayaa xilli lasoo ciyaaray tartamada Champions League iyo Europa League oo natiijooyin kala duwan ay kasoo hooyeen kooxuhu. Kulanka ugu adag toddobaadkan waxa ku ballansan labada kooxood ee reer London ee Chelsea iyo Tottenham, waxaana natiijada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII