Mark Lawrenson oo saadaaliyay Natiijada Kulamada Liverpool Vs Chelsea, iyo Manchester City Vs Arsenal

Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulanka Liverpool FC iyo Chelsea FC  waxana natiijada uu ka dhigay bar-baro 1-1 ah kulankooda Premier League ee Anfield. Dhanka kale Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay Kulanka Manchester City Vs Arsenal isagoo sheegay in Kooxda City ay guul daro 2-0 ah ay dhabarka u saarineyso Kooxda Arsenal ee Xaalkeeda sii Xulmaanayo. Ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII