Mark Lawrenson Oo Saadaaliyey Kulamada Toddobaadkan ee Premier League, Chelsea Vs Man City iyo Man United Vs Aston Villa

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa galay toddobaadkii lixaad, waxaana ballansan kulamo adag oo xaasaasi ah, xilli dhamaadka usbuucana la ciyaarayo tartanka Champions League. Arsenal iyo Tottenham ayaa Axadda kulmi doona markoodii 204aad, waana kulan dib usoo xasuusinaya taageereyaasha waqtiyadii ay fiicnaayeen ee xafiiltanka adag ee derisnimo ka  dhexeeyey. Tottenham oo toddobaadkii horena la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII