Mascherano: Aguero Waxa Uu Barcelona U Noqon Doonaa Saxiix Cajiib Ah Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah.

Javier Mascherano, xiddigii hore ee Barcelona, ​​ayaa muujiyay rabitaankiisa inuu arko xiddiga ay isku dalka yihiin ee Sergio Aguero oo ka ciyaaraya kooxda Barcelona. Aguero ayaa ku dhawaaqay in uu isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Barcelona. Mascherano oo la hadlaya wargayska Sport ayaa yidhi”Sida iska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII