Mason Mount, Christian Pulisic oo lagu soo daray safarka Chelsea ee Malmo

Tababaraha kooxda Chelsea Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday warar kala duwan ka hor kulanka ay kooxdu u safri doonto Malmo. Iyadoo weli seddex dhibcood ka danbeysa kooxda hogaanka u heysa group-yada ee Juventus, Chelsea ayaa u safreysa Sweden iyagoo u baahan soo laabasho ugu badan si ay u xoojiyaan rajadooda u soo bixitaanka wareega […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII