Mason Mount oo ka hadlay inuu isku arko liiska Xidigaha u Sharaxan Ballon d’Or

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Mason Mount ayaa qirtay inay ahayd “riyo” in loo magacaabo Ballon d’Or -ka 2021. Mount ayaa raaxeystay sanad aad u wanaagsan, isagoo ka caawiyay Blues inay gaarto finalka Champions League iyagoo finalka ka qaaday Manchester City guul uu sabab u ahaa Kai Havertz. Mount ayaa sidoo kale wuxuu si weyn […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII