Mason Mount Oo Ku Digtay Toni Kroos Kadib Markii Ay Chelsea Garaacday Real Madrid.

Xiddiga da’yarka ah ee kooxda chelsea Mason Mount ayaa ku digtay xiddiga kooxda Real Madrid ee Toni Kroos kadib markii ay kooxda chelsea champions League ka reebtay kooxda Rea Madrid. Mount ayaa sheegay in uuna Toni Kroos Hurdo seexan doonin kadib markii ay Chelsea kooxdiisa ka reebtay champions League xilli ciyaareedkan. Kroos ayaa kulanka ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII