Masuuliyiin Euro 2020 Oo Qaaday Talaabo ka Dhan Ah Xiddigaha Muslimiinta Ah, Maxay Samaynayaa?

Qaban qaabiyeyaasha Euro 2020 ayaa joojin doona inay dhalooyinka khamriga ah ee Heineken hor dhigaan xiddigaha Muslimiinta ah kadib markii uu Paul Pogba todobaadkii hore iska hor qaaday dhalo khamri ah xilli uu ku jiray shirkii ka dambeeyay kulan xulkiisa ah. Haatan xiddigaha iyo tababarayaasha ayaa la waydiin doonaa in ay raali ka yihiin in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII