Mauricio Pochettino oo ka dhawaajiyay Sababta uu badalka ugu sameeyay Lionel Messi

Tababaraha kooxda kubadda cagta PSG ee Mauricio Pochettino  ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu u beddelay xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi kulankii Lyon ee Axaddii, taas oo keentay inuu laacibkani cadhoodo, kuna saydhiyo gacmaha isagoo diiday inuu salaamo. Mauricio Pochettino oo warbaahinta la hadlay kaddib ciyaarta ayaa difaacay go’aanka uu Messi ku saaray ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII