Mauricio Pochettino Oo Ka Hadlay Xaalada Kylian Mbappe Ka Hor Kulanka Man City, Maxaa Cusub?

Tababaraha Kooxda PSG ee Mauricio Pochettino ayaa ka hadlay xaalada xiddiga Kylian Mbappe ka hor kulanka Man City ee lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions League. Kylain Mbappe ayaa dhaawac uga maqnaa tababarka kooxda maalmihii ugu dambeeyay taas oo shaki galisay ciyaaristiisa kulanka Man City ee habeen dambe. Mauricio Pochettino oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII