Mawqifka Antoine Griezmann Ee Ku Laabashada Atletico Madrid Oo La Ogaaday.

Saacadihii waxa soo baxay warar sheegaya in ay kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ay isku diyaarinayaan inay sameeyaan heshiis isdhaafsi ah oo Ay is dhaafsanayaan xiddigaha Antoine Griezmann iyo Joao Felix. Labada kooxood ayaan bixin karin lacagaha ay ku qiimeeyaan labada xiddig sidaas darteed waxa ay doonayaan in ay si toos ah isku dhaafsadaan. Shabakada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII