Maxaa Ka Cusub Hishiis Kordhinta Messi Ee Barcelona, Camp Nou War Ayaa Ka Soo Yeeray!

Madaxweynaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa farriin niyad dhis  ah u diray taageerayaasha Barca oo ku aadan mustaqbalka Messi Messi ayaa haatan xor ah oo kooxda uu doono la xaajoon kara ka dib markii  bishii hore uu dhamaaday hishiiskiisa Camp Nou Laporte ayaa hoosta ka xariiqay in wada xaajoodka hishiis kordhinta Messi ay mareyso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII