Maxaa ka Cusub wadahadalada Qandaraas kordhinta ee u dhaxeeya Fernandes iyo Man Utd

Bruno Fernandes ayaa weli wadahadalo qandaraas cusub ah kula jira Manchester United . Qandaraaskii United ee xidigan ayaa ku eg 2025, maamulka ayaa doonaya inay kor u qaadaan heshiiska ciyaaryahanka khadka dhexe ka dib 18 bilood uu kooxda la joogay isagoo noqday xidigaha ugu muhiimsan kooxda.. United ayaa u soo bandhigaysaa hal sano oo dheeri ah ilaa 2026, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII