Maxaa ka Cusub Xiisaha Chelsea ee ku aadan Saxiixa Xidiga Adama Traore

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in aysan Xiiseeneynin saxiixa Weeraryahanka Adama Traore ka hor dhamaadka xagaagan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. 25 jirkaan ayaa dhaliyay kaliya labo gool waxaana uu caawiyay kaliya seddex caawin 37 kulan oo Premier League ah oo uu u saftay Wolves xilli ciyaareedkii hore waxaana lala xiriirinayay inuu ka tagayo Molineux isbuucyadii la soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII