Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Antoine Griezmann Uu Ku Biirayo Manchester City??

Kooxda  Manchester City ayaa la filayaa in suuqa Xagaaga  ay aad uga dhex muuqan doonto, iyadoo lala xiriirinayo qaar ka mid ah xiddigaha loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Xiddigaha kala ah Jack Grealish iyo Harry Kane ayaa ah bartilmaameedyada koowaad ee Man City suuqa xagaagan, waxaase majaladda kasoo baxda Spain ee Fichajes ay sheegeysaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII