Maxaa ku soo kordhay Qorshaha Manchester City ee Xidiga Harry Kane

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inaysan heynin qorshe cusub oo ku wajaheyso kooxda Tottenham Hotspur oo ku weeraryahanka Harry Kane . Gudoomiyaha Spurs Daniel Levy ayaa ku adkeysanaya inuusan u ogolaan doonin halyeeyga kooxda inuu ka tago Waqooyiga London wax ka yar £ 150m. Ka dib markii ay ku guuldareysatay dalab 100 milyan ginni horaantii xagaaga ah, City ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII