Maxaa ku soo kordhay Wada-hadalka u socda Lingard & Man Utd

Manchester United iyo Jesse Lingard ayaa hadda heshiiskoodu taagan yahay. Weeraryahanka qibrada leh ee reer England ayaa qandaraaskiisu dhacayaa xagaaga, ka dib markii uu xagaagii hore amaah ku soo qaatay West Ham United. Sida laga soo xigtay The Sun , Lingard ayaa iska diiday dalabkii ugu dambeeyay ee United ee ahaa inuu qandaraaska u kordhiyo. Haddii aysan waxba iska beddelin, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII