Maxaad Kala Socotaa Qorshaha Liverpool Ay Ku Soo Qaadaneyso Mid Kamid Ah Xiddigaha Muhimka Ah Ee Bayern Munich

Xiddiga reer France iyo kooxda kubada cagta Bayern Munich Kingsley Coman ayaa lagu soo waramayaa in uu xagaagan diirada u saaranyahay ku biirista kooxda Liverpool ee ka ciyaarta horyaalka Ingriiska. Kooxda reer Merseyside ayaa lagu soo waramayaa in ay awoodeeda isugu geyn doonto sidii ay u soo qaadan laheyd xiddigan ku wanaagsan weerarka isla markaana […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII