Maxaad Kala Socotaa Rikoorkii Uu Xalay Mucjisada Kubadda Cagta Messi Uu Jabiyey? (Tolow Waa Rikoor Nooce Ah??)

Lionel Messi ayaa xalay taariikh ka sameeyey kulankii uu u ciyaaray xulkiisa Argentina ee Copa America, isagoo jabiyey rikoorkii safashada xulka. Kaddib markii uu ku soo bilowday safka hore ee kulankii xalay xulkiisu wajahay Bolivia, Lionel Messi ayaa jabiyey rikoorkii safashada ee xulkiisa Argentina oo uu hore u haystay Javier Mascherano. Kabtanka Barcelona ee Leo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII