Maxaan ka Baran karnaa Bar-barihii Caawa lagu qabtay kooxd PSG

kooxda PSG ayaa caawa lagu qabtay bar-baro 1-1 iyadoo garoonka ay ku jiraan qaar kamid ah Xidigaha ugu qaalisan Dunida uguna laacibsan. Messi, Neymar, iyo kylian mbappe ayaa caawa garoonka ku jiray iyadoo PSG laga bar-bareeyay goolka ay guusha ku qaadan laheyd. Kulankan ayaa laga baran karaa in Xidiga Lionel Messi uusan meel muhiim ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII