Maxay Chelsea Ka Yiraahdeen Xiisaha Man City Ay Ku Dooneyso Saxiixa Reece James?

Kooxda Chelsea ayaa jawaab siisay dhiggooda Man City kuwaasi oo doonaya saxiixa  xiddiga garabka ka ciyaara ee Reece James Waxaa sii xoogeystay wararka tilmaanaya in City dadaal ku bixineyso in Chelsea ku qanciyaan in laga  ibiyo Reece James inta  suuqa xagaaga uu furan yahay Talk Sport ayaa sheegeysa in Chelsea haatan cadeeyeen go`aankooda ku aadan  […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII