Maxay Tahay Sababta Mason Greenwood looga saaray liiska Manchester United ee Champions League

Photo/Getty image Mason Greenwood ayaa wali awoodi doona inuu ka ciyaaro UEFA Champions League xilli ciyaareedkan inkasta oo laga reebay liiska Manchester United ee wareega group -yada tartanka. United ayaa ku dhawaaqday 25 ciyaartoy oo ay ku jiraan qaar ka mid ah magacyada kooxda koowaad sida Phil Jones, laakiin taageerayaal badan ayaa arkay in weeraryahanka da’da […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII