Maxuu Macalinka Belgium-ka Ka Yiri Dhaawaca Hazard Iyo De Bruyne Ee Kulankii Portugal

Tababaraha qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa ka hadlay dhaawaca Hazard iyo De Bruyne kuwaasi oo lagu haleelay kulankii Portugal. Belguim-ka ayaa xalay iska xaadiriyay wareegga 8-da ee Euro 2020 ka dib guul hal gool aheyd De Bruyne ayaa laga saaray ciyaarta biloowgii qeybta labaad ka dib dhaawac bowdada ka gaaray halka Hazard isna la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII