Meel Ku Qoro: Wakhtiga Uu Xulka Qaranka Somaliya La Ciyaari Doono Xulka Oman Tartanka FIFA Arab Cup 2021

Xulka kubada cagta qaranka Somaliya ayaa isku diyaarinaya ka qayb qaadashada tartanka FIFA Arab Cup 2021 Kaas oo lagu qaban doono dalka Qatar ee lagu qaban doono koobka adduunka. Xulka Qaranka Somaliya ayaa ciyaari doona kulamada is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup 2021 iyaga oo la ciyaari doona xulka Oman iyaga oo isku arki doona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII