Memphis Depay Oo Afka Furtay Kana Hadlay Wararka La Xidhiidhinaya Barcelona, Taageerayaasha Barca, Ha Dhaafin Warkan.

Memphis Depay ayaa xaqiijiyay inuu ku biirayo Barcelona, ​​isagoo sheegay sidoo kale sheegay in ay taageerayaashiisu dhawaan war heli doonaan. Xiddiga Netherland ayaa lala noqday xiddig xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray kooxda Lyon dhamaadkii xilli ciyaareedkan. Depay ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Barcelona kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII