Memphis Depay Oo Talaabo Weyn U Qaada Ku Biiristiisa Barcelona, Maxaa Cusub?

Weeraryahanka Lyon Memphis Depay ayaa lagu arkay isagoo Guri Ka Raadsanaya Magaalada Barcelona xilli uu isku diyaarinayo in uu u soo wareego kooxda Barcelona suuqa xagaaga sida ay sheegayaan wararku. Xiddigii hore ee Man United ayuu heshiiskiisa kooxda Lyon dhici doona bisha dambe waxana si weyn loo filayaa in uu ku biiro kooxda Barcelona dhaamadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII