Messi Vs Ronaldo , Goorma Ayay Barcelona Iyo Juventus Ciyaarayaan Koobka Joan Gamper ?

Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday kooxda ay uga hor tageyso koobka Joan Gamper  waxa ayna qalcadda Camp Nou ku marti gilinayaan naadiga Juventus Barcelona ayaa bartooda Twitter soo dhigay qoraal ay ku sheegyaaan in kulankaas uu dhacayo 8-da bisha dambe waliba garoonka ay tagayaan taageero gaaraya 20 kun oo qof Koobkaan  Joan Gamper ayaa  […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII