Mid kamid ah Kooxaha ugu weyn Premier League oo dooneysa Luka Modric .

@Reuters Manchester City ayaa isha ku heysa xaaladda qandaraaska xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric . Wargayska El Nacional ayaa sheegaya in tababaraha City Pep Guardiola uu soo dhaweynayo inuu xiddigii hore ee Tottenham dib ugu soo celiyo England si uu ugu ciyaaro kooxda. Modric ayaa heshiis kula jira dhamaadka xilli ciyaareedkan waxaana laga yaabaa inuu ku jirrabo fursad uu ugu ciyaaro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII