Mid kamid ah Xidigihii hore ee Arsenal oo ku geeriyooday Da’da 35 sano jirka

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal ahna daafaca kooxda Birmingham City Sam Oji ayaa geeriyooday isagoo 35 jir ah. Oji, oo ay ilmaadeer yihiin fanaanada Lemar, ayaa xirfadiisa ciyaareed ka bilaabay Gunners sanadkii 2000 laakiin wuxuu u saxiixay Birmingham kadib markii uu ku guuldareystay inuu u gudbo kooxda koowaad. Ugu dambayntii, Oji wuxuu kaaliye ku-xigeen ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII