Mikel Arteta: ku dhawaad 30 Ciyaartoy ayaa badalney Labo Sano Gudahood

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa difaacay maamulkiisa xilli dib u habeyn ballaaran lagu sameynayo kooxda. Sannadkii ugu dambeeyay Arsenal hadda waxay keentay 10 saxiix oo cusub waxayna iibisay ama fasaxday 21 ciyaartoy. Arteta ayaa yiri: “Waa koox gabi ahaanba ka duwan sidoo hore, Hadda waa inaan ka dhigno mid shaqeyneysa . “Qaddarrada is -beddelka ee laba sano gudahood waa ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII