Mikel Arteta Oo Amaanay Xiddiga Nuno Tavares

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Nuno Tavarez uu dhaliyay goolkiisii ​​ugu horeeyay ee kooxda ciyaar saaxiibtinimo ay kooxdiisu bar-baro 2/2 ah la gashay Kooxda Rangers. 21 jirkaan reer Portugal ee garabka bidix ka ciyaara, kaasoo ku soo biiray Arsenal Todobaadkii hore, ayaa barbareeyay daqiiqadii 23-aad isaga oo furtay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII