Mikel Arteta Oo Go’aa Ka Gaadhay Hector Bellerin Kadib Shakigii Soo Fuulay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalka xiddiga Hector Bellerin kadib shakigii soo food saaray mustaqbalkiisa wakhtigii ugu dambeeyay. Hictor Bellerin ayaa lala xidhiidhinayaa in uu isgaa tagayo kooxda Arsenal inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Wararka ayaa sheegaya in ay kooxda Inter Milan aad u doonayso saxiixa xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII